Useful Links
School Books
Compass
Qkr! App
Technology Portal
Microsoft Account
Uniform Shop
Follow Us

ARAGTIDA & QIIMAHA
ARAGTIDEENA
In la abuuro bulsho nabdoon oo loo dhan yahay oo dhammaan ardayda iyo shaqaalaha la taageero
si ay u noqdaan kuwo firfircoon, ku hawlan oo kalsooni ku leh bartayaasha qarniga 21aad ee raadinta
heerka tacliimeed iyo koboca bulshada iyo shucuurta.
QIIMOOYINKA
IXTIRAAM
Waxaan tusnaa ixtiraam iyo qiimeyn kala duwanaansho iyada oo loo marayo habka aan u wada xiriirno oo aan isu damqano midba midka kale. Waxaan daryeelnaa bulshada kulliyaddayada iyo bay'adaha waxbarashada.
BALANQAAD
Waxaan muujineynaa ballanqaad ku aaddan kobcinta tacliimeed, bulsheed iyo shucuureed.
Waxaan ku dadaaleynaa inaan gaarno sida ugu fiican shaqsiyadeena oo aan u taageerno dadka kale inay sidaas oo kale sameeyaan.
BADBAADO
Waxaan qiraynaa xaqa qof walba u leeyahay inuu ku dareemo ammaan dugsiga. Waxaan kor u qaadeynaa badbaadada jirka, dareenka iyo garaadka waxaana ku dhiirigelineynaa qof walba inuu qaato khataraha mas'uul ka ah waxbarashadooda.